teermokimistari

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (kiim.) Laanta kimistariga ee la xiriirta kulka falgalka, cokanoobidda, hoor-qaadasho iwm.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur