teershari

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (jool.) Erey ay qaar jiyoolojiyiin ah u isticmaalaan laba hormo qeybeed oo hore ama waqtiyo waagii kaynosoyik ee qiyaasta waqtiga jiyoolojiga, kana horraysay (waaxed-quartenary) oo fidsan laga ilaabo ilaa 7 milyan oo sano ilaa hal milyan oo sano ka hor.