teetane

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Cudur togtoga muruqyada maskaxdana waxyeeleeya oo ka dhasha sun uu dhaliyo jeermiska klostiridiyuum teetanuus.