telfid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg telef².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

telef

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. T. ah: aan caaqibo dambe la-hayn.
  2. Wax isticmaal gabay noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur