temmin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qiime, sicir. ld tammin¹.
  2. 1. Wax qiimo ama tixgelin gaar ah siin. 2. Qof xurmayn. ld tammin².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tammin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld temmin¹.
  2. ld temmin².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur