tibix-guud
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. (xis.) Guud ahaan, qayb ka mid ah isle'eg ama tibaax-xisaabeed. Marka laga hadlaayo tibxaale tibixyadu waa tibaaxaha oo la isugeeyo. 2. (xis.) Tibixda guud ee susun ama dareerin waa tibaax la hoos dhigay abyoone, kaas oo lagu helo geleye kasta ee rabo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

