tidcamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tidcan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tidcan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Macnaha:

  1. Timo, xarig iwm wax la tidcay noqosho.
  2. Timo, xarig iwm wax tidcay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur