tidco

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-caday, -catay)

Macnaha:

  1. 1. Xarig soohasho. 2. Timo tidcasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur