tifnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tifan. ld tifnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tifan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-fnaa, -fnayd)

Macnaha:

  1. Wax la tifay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tifnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld tifnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur