tiftif

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Nin ciidan ka tirsan oo dhar cad ah oo dadka dabagala; jaajuus.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jaajuus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jaasuus¹.
  2. ld jaasuus².

Lamidka: jaasuus

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur