tiifid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tiif².

tiif

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-faf, m.l)

Macnaha:

  1. Kolay maqaar ama maro ka samaysan oo badarka iwm lagu shubto.
  2. Wax sarsarid.