tiigsinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-imo, m.l)Macnaha:1. Ul weyn oo dheer. 2. ld tiig¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
tiigQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Socod degdeg ah oo meel lagu gaaro. 2. ld tiigsahso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0