tiiqtiiqso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Cid ku digasho. 2. Arrin si qeexan uga hadlid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur