tiirin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tiiri. ld tiiris.

tiiri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Wax meel ku santeecin. 2. Wax xoojin.

tiiris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld tiirin.