tiirtaaganQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(tiirotaagan, m.l) (jool.) Kolon didib ah oo ay biyo ku sameeyeen dedka god, oo uu ku jiro milan-didibeed saqafka ka soo da'ya.