tijaaro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Ganacsi. ld tijaarad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ganacsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xirfad ku saleysan is dhaafsi badeeco, lacag iwm. 2. ld ganacsash.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tijaarad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld tijaaro.