tiknooloojiyada

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Shaqo, ama barasho farsamo, ama aqoon cilmiyeed ee hawl gacmeed u gaar ah warshadaha, beeraha, daawada, iyo ganacsiga.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur