tillaabi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld tallaabi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tallaabi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax meel ka gudbin. ld tillaabi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur