tintafid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Raad la xiriira gigsanaanta dusha ee dareere, waana tan keenta inuu dareere kor u raaco ama hoos uga soo dego dhuunyaro ligan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur