tiraale
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. (nax.) Tirooyinka cayima inta ay la egtahay tirada shayga laga hadlayo. Tus. “3 buug; 6 nin, iwm”. 2. (nax.) T. jago: tiro tilmaanta sida ay u kala sarreeyaan ama darajada ka dhexeeysa noolayaal ama ashyaa. Tus. “koobaad, labaad iwm”.

