tiro Afogaadro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (kiim.) Tirada atamada ama molikuyuulada ee ku jira hal mool oo walax ah. Qiimaheeduna waa 6.022 x 10 ; waxa hore loo oran jiray tirada Afogaadaro, waxaana lagu asteeyaa sum-madda NA ama L.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

x

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (xa') Xarafka laba iyo labaatanaad ee alifka soomaalida, waana shibbane.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur