tiro lakab
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (xis.) Tiro maangal ah oo loo qori karo abyoone ahaan ama qaybta laba abyone. Tusaale ahaan, 1, 7, 540, 1/2 iyo 3/4 waa tirooyin lakab ah. (Barbardhig tiro lakab la').
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha: