tirooyin-khayaali

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (xis.) Tiro murakab ah oo leh sansanka a+bi oo b aan la'ekayn eber, aas oo, a iyo b yihiin tirooyin maangal ah, iyo i = -1. Ama waa tiro labajibbaarkeedu uu yahay tabane.