tirso

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Wax xisaabasho. 2. (f.g) Ka t.: cid xumaan u geysasho. 3. (f.g) Ka t.: cid xil kala wareegid. 4. (f.mg) La t.: qof la caytamid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur