tobanaad

Qaabnax: Magac Lab Tiraale Jagaale | Noun Masculine Numeral Ordinal

Macnaha:

  1. Tirada jagaale, keeda u dhigma tobanka. ld tobnaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tobnaad

Qaabnax: Magac Lab Tiraale Jagaale | Noun Masculine Numeral Ordinal

Macnaha:

  1. ld tobanaad.