tobaneeyo

Qaabnax: m.dh.t

Macnaha:

  1. ld tobaneeye.

tobaneeye

Qaabnax: m.l.t

Macnaha:

  1. Tiro qiyaasteedu toban ku dhowdahay. ld tobaneeyo.