tobbogsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tobbogsan. ld tobbogsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tobbogsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Qof dheer oo jirkiisu isku tigtiganyahay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tobbogsanaansho

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld tobbogsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur