toddobaatanaad
Qaabnax: Magac Lab Tiraale Jagaale | Noun Masculine Numeral Ordinal
Macnaha:
- 1. Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma toddobaatan. 2. Sannada-ha u dhexeeya toddobaatanka iyo siddee-tanka. ld toddobaatamaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

