toddobabax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xaflad laba qof oo is aroosay toddoba beri kaddib loo sameeyo.
  2. Laba qof oo is aroosay toddobaadkii arooska ka bixid.