toddobabixin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg toddobabixi. ld toddobabixis.

toddobabixi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Laba qof oo is aroosay toddobaadkii arooska u shaqayn.

toddobabixis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld toddobabixin.