toddobamaggaartoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(daaw.) Cudur dadka iyo xoolaha ku dhaca, murqaha iyo seedaha kojiya oo si dhaqso ah u dila; kojiye; teetano.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
kojiyeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)Macnaha:Toddoba-maggaarto; teetano.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
teetanoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Kujisu. ld teetane.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00