togmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg togan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

togan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)

Macnaha:

  1. Wax la togay noqosho.
  2. 1. Wax la togay ahaansho. 2. (xis.) Wax eber ka badan ahansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur