tolweyne

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Tol badan intiisa curaddada ah. 2. Qabiilka oo dhan. 3. Dad isku dan, diin, iyo mabda'ah; qaran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaran

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ammo/-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Dad ay ka dhexeyso qawaaniin iyo maamul siyaasadeed oo leh seere ama xad adduunyadu aqoonsan tahay iyo calan u gaar ah. 2. Usha balka galleyda ama meseggada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur