toobe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Geed ka soo baxa jirrid dhulka hoostiisa ah, ka dibna bannaanka u soo baxa, isaga oo ka soo baxaya meel ka durugsan jirriddii hore. Waxa suurto gal ah inuu xidid la baxo oo uu geed goonniya noqdo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur