toobkac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld toobkicid.
  2. Cid dhibaato ka gudbin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

toobkicid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg toobkac². ld toobkac¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur