tooghay

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-yay, -ysay)

Macnaha:

  1. U t.: wax dhicitaankooda u diyaargaroobid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur