toolmoonaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg toolmoon. ld toolmoonaansho, toolmooni, toolmoonsanaan.

toolmoon

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. 1. Qof laf iyo hilib isla eg leh oo qurxoon ahaansho. 2. Arrin habboon in la yeelo ahaansho. ld toolmoonsan.

toolmoonaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld toolmoonaan.

toolmooni

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld toolmoonaan.

toolmoonsanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld toolmoonaan.