toqlin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg toqli. ld toqlis.

toqli

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Qof meel uu ka xanxantoonayo ka taabasho.

toqlis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld toqlin.