tortor

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wax qurun ka batay darti, la googo'ay, la mataataxay. 2. ld tortorid.
  2. Wax tortor ah noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tortorid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tortor². ld tortor¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur