tufaax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geed dhalo miro aad u macaan oo midadbkiisu guduudyahay ama cagaar iyo cillaan isku darsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur