tugumbo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Faraha gacanta oo hoos isku duuban oo wax loogu dhufto; tantoonyo.

tantoonyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld tantoomo.