tukhaanQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:Dhiqle. ld kutaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhiqleQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Cayayaan yar baalal lahayn, dhiigkunool ah oo furaashyada, kuraasta iwm gala; kutaan. ld dhilqe.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
kutaanQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:Dhiqle. ld tukhaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0