tulimaad
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Waa dhigidda uu dhigo wakiil dabiici ihi adke uu sidey oo uu ka keenay meel kale ama fog. Tusaale, webiyadu waxa ay tuulaan dhoobo iyo quruurux, dabayluhuna ciid badan iyo boodh.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: