tumburyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld tumburo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tumburo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Gacanta faraheeda oo duuban oo hoos wax loogu dhufto. ld tumburyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur