tunjileecsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg tunjileecso. ld tunjileecsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
tunjileecsoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Cid tabardaran maagid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
tunjileecsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld tunjileecsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0