turaab

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Carro laga soo qaado shiikh la qaddariyo xabaashiisa si barako looga helo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur