turjubaanid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg turjubaan². ld turjumaanid.

turjubaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Afceliye; afhayn. ld turjumaan¹.
  2. 1. Laba af isku beddelid. 2. Ka t.: laba qof oo aan is af garanayn is af garadsiin. ld turjumaan².

turjumaanid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld turjubaanid.