turmaagnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg turmaagan. ld turmaagnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

turmaagan

Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4

Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)

Macnaha:

  1. Wax, si toos ah oo aan dhaqdhaqaaq lahayn u taagan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

turmaagnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld turmaagnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur