turuqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-qyo, m.dh)Macnaha:1. Murqo waaweyn oo dadku yeesho. 2. Tolmo halhalluuq ah oo foolxun. 3. ld turqid.Qalab af fiiqan wax ku mudid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
turqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg turuq². ld turuq¹ (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0