tusaal-kalgalka
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-layaal ..., m.l/dh)
Macnaha:
- (kiim.) Tuse muujinaya curiyeyaasha oo u habaysan hannaan ku salaysan korodhka tirada borotonnada si loo arko xiriirka dhaqanka kiimikaad ee ka dhexeeya curiyeyaasha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

